Lahaanshaha sawirkaFIFA Waxaa maalintii saddexaad socda tartanka koobka adduunka ee Dumarka, kaasoo ay afartii sanoba mar qabtaan xiriirka caalamiga ah ee kubadda cagta adduunka. Tartankan oo uu marti galiyay dalka Faransiiska ayaa billowday maalintii Jimcaha, waxaana ciyaartii ugu horreysay ee lagu furay ku hardamay gabdhaha Faransiiska iyo Kuuriyada Koonfureed, iyadoo […]