Hoombaro News
Featured
Maxaa ku qasbay in dhaxal sugaha dalka Imaaraatka Carabta uu booqdo guriga gabadhan yar?
Maxaa ku qasbay in dhaxal sugaha dalka Imaaraatka Carabta uu booqdo guriga gabadhan yar?
7 days ago

Baraha bulshada ee dalka Imaaraatka Carabta iyo guud ahaan dalalka Carabta ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay qabsaday gabar yar oo aad uga qalbi jabtay dhaxal sugaha Imaaraatka, Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, kadib markii ay gacanta u taagta, si ay u salaamto, kadibna uu isaga dhaqaaqay. Maxamed Bin Zayed Al […]

  • Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
    Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
    Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK

    Waxaa maxkamad kasoo muuqday nin lagu eedeeyay inuu diyaarinayay falal argagixsanimo, oo ay ka mid tahay inuu weerar ku qaado xarun islaami ah. Sam Imrie, oo 22 jir ah, waxaa sidoo kale la sheegay inuu marar badan baraha bulshada ku bogaadiyay “guulna ku tilmaamay falal argagixisannimo”, oo ay geysteen dad […]

    Read more ›
    December 5, 2019, 9:58 pm
  • Cambaaraynta Cabdiraxmaan ma diin u hiilin baa mise waa dano siyaasadeed?
    Cambaaraynta Cabdiraxmaan ma diin u hiilin baa mise waa dano siyaasadeed?
    Cambaaraynta Cabdiraxmaan ma diin u hiilin baa mise waa dano siyaasadeed?

    Qaar ka mid ah culimada Soomaaliya ayaa aad u dhaliilay hadal ku jiray khudbad uu gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ujeediyey jaalliyadda Soomaaliya ee dalka Jarmalka. Hase yeeshee isagu waxa uu ku dooday in hadalkiisa si qaldan loo fahmay. Wadaadadaasi waxay qoonsadeen erayo ku jiray khudbadiisaa […]

    Read more ›
    December 5, 2019, 9:55 pm
  • SHIR KU SAABSAN ARRIMAHA SOMALILAND OO HADDA KA FURMAY MAGAALADA NAYROOBI
    SHIR KU SAABSAN ARRIMAHA SOMALILAND OO HADDA KA FURMAY MAGAALADA NAYROOBI
    SHIR KU SAABSAN ARRIMAHA SOMALILAND OO HADDA KA FURMAY MAGAALADA NAYROOBI

    Magaalada Nayrobi ee caasimadda dalka Kiiniya waxa laga hadda si rasmi ah uga fumray shir ku saabsan maalgashiga Somaliland. Shirkan oo ka furmay Hotel Fairmont Norfolk waxa ka soo qayb galay madax sare oo ka socota xukuumadda Somaliland kaasi oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon waxaana […]

    Read more ›
    November 21, 2019, 1:26 pm