Hoombaro News
TopNews
Maxaa ku qasbay in dhaxal sugaha dalka Imaaraatka Carabta uu booqdo guriga gabadhan yar?
Maxaa ku qasbay in dhaxal sugaha dalka Imaaraatka Carabta uu booqdo guriga gabadhan yar?
7 days ago

Baraha bulshada ee dalka Imaaraatka Carabta iyo guud ahaan dalalka Carabta ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay qabsaday gabar yar oo aad uga qalbi jabtay dhaxal sugaha Imaaraatka, Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, kadib markii ay gacanta u taagta, si ay u salaamto, kadibna uu isaga dhaqaaqay. Maxamed Bin Zayed Al […]

  • Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
    Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
    Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK

    Waxaa maxkamad kasoo muuqday nin lagu eedeeyay inuu diyaarinayay falal argagixsanimo, oo ay ka mid tahay inuu weerar ku qaado xarun islaami ah. Sam Imrie, oo 22 jir ah, waxaa sidoo kale la sheegay inuu marar badan baraha bulshada ku bogaadiyay “guulna ku tilmaamay falal argagixisannimo”, oo ay geysteen dad […]

    Read more ›
    December 5, 2019, 9:58 pm
  • Mary Harper oo Sawir ka Bixisay Farqiga u Dhexeeya Somaliland Iyo Soomaaliya
    Mary Harper oo Sawir ka Bixisay Farqiga u Dhexeeya Somaliland Iyo Soomaaliya
    Mary Harper oo Sawir ka Bixisay Farqiga u Dhexeeya Somaliland Iyo Soomaaliya

      “Soomaaliya waxaan ku maraa anigoo wata lix ilaalo ah iyo baabuur gaashaaman” Hargeysa (HMN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo ay wehelinayeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta C/naasir Cumar Jaamac iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta iyo Agaasimaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa soo dhaweeyey […]

    Read more ›
    July 24, 2019, 6:39 pm
  • Suldaan Maxamed Xirsi Qani Muxuu Ka Yidhi Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco?
    Suldaan Maxamed Xirsi Qani Muxuu Ka Yidhi Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco?
    Suldaan Maxamed Xirsi Qani Muxuu Ka Yidhi Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco?

    Suldaan Maxamed Xirsi Qani Muxuu Ka Yidhi Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco? Hargeysa(HWN):-Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryooni Suldaan Maxamed Suldaan Xirsiqani, ayaa sheegay in shirka beeshooda iyo beesha bariga Burco uu qabsoomi doono isla markaana aanu ahayn shir uu Boqor Buurmadow uu abaabulay ee uu yahay shir Suldaan Maxamuud […]

    Read more ›
    June 20, 2019, 4:54 pm