Hoombaro News
Videos
Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
7 days ago

Waxaa maxkamad kasoo muuqday nin lagu eedeeyay inuu diyaarinayay falal argagixsanimo, oo ay ka mid tahay inuu weerar ku qaado xarun islaami ah. Sam Imrie, oo 22 jir ah, waxaa sidoo kale la sheegay inuu marar badan baraha bulshada ku bogaadiyay “guulna ku tilmaamay falal argagixisannimo”, oo ay geysteen dad […]

  • Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
    Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK
    Nin lagu eedeeyay inuu abaabulayay weerar uu ku qaado masaajid ku yaalla UK

    Waxaa maxkamad kasoo muuqday nin lagu eedeeyay inuu diyaarinayay falal argagixsanimo, oo ay ka mid tahay inuu weerar ku qaado xarun islaami ah. Sam Imrie, oo 22 jir ah, waxaa sidoo kale la sheegay inuu marar badan baraha bulshada ku bogaadiyay “guulna ku tilmaamay falal argagixisannimo”, oo ay geysteen dad […]

    Read more ›
    December 5, 2019, 9:58 pm
  • Cambaaraynta Cabdiraxmaan ma diin u hiilin baa mise waa dano siyaasadeed?
    Cambaaraynta Cabdiraxmaan ma diin u hiilin baa mise waa dano siyaasadeed?
    Cambaaraynta Cabdiraxmaan ma diin u hiilin baa mise waa dano siyaasadeed?

    Qaar ka mid ah culimada Soomaaliya ayaa aad u dhaliilay hadal ku jiray khudbad uu gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ujeediyey jaalliyadda Soomaaliya ee dalka Jarmalka. Hase yeeshee isagu waxa uu ku dooday in hadalkiisa si qaldan loo fahmay. Wadaadadaasi waxay qoonsadeen erayo ku jiray khudbadiisaa […]

    Read more ›
    December 5, 2019, 9:55 pm
  • Dad Muslimiin ah oo lagu weerarary gaadiid ay saarnaayen
    Dad Muslimiin ah oo lagu weerarary gaadiid ay saarnaayen
    Dad Muslimiin ah oo lagu weerarary gaadiid ay saarnaayen

    La wadaag qodobkan Facebook La wadaag qodobkan Messenger La wadaag qodobkan Twitter La wadaag qodobkan Email La wadaag Ka hor inta aysan bilaaban doorahadhada dalkaasi Sri Lanka ayaa dableey hubeysan waxa ay weerar ku qaadeen basas ay saarnaayeen Muslimiinta laga tirada badan yahay ee dalkaasi. Weerarka ayaa waxa u ka […]

    Read more ›
    November 18, 2019, 1:16 am