DAAWO URURKA DHALIN YARADE SONYO OO TABABAR U SOO XIDHAY 60 ARDAY OO KA MIDA ARDAYDA DUSIGA SARE EE MAXAMED SHIRE GAAB EE DEGMADA SHEIKH
Hoombaro News
September 12th, 2018
DAAWO URURKA DHALIN YARADE SONYO OO TABABAR U SOO XIDHAY 60 ARDAY OO KA MIDA ARDAYDA DUSIGA SARE EE MAXAMED SHIRE GAAB EE DEGMADA SHEIKH

SHEIKH( HOOMBARONEWS.COM) ururka dhalinyarada heer qaran ee sonyo ayaa tababar u soo xiday 60 arday oo ka mida ardayda wax ka barata dugsiga sare ee maxamed shire gaab degmada sheikh tababarkan oo ku saabsanaa hogaaminta ( leadership)