DHALINYARADII DHAMAYSATAY BARNAAMIJKA SHAQO QARANKU OO QAYB KA NOQON DOONA ILAALADA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH
Hoombaro News
June 12th, 2019
DHALINYARADII DHAMAYSATAY BARNAAMIJKA SHAQO QARANKU OO QAYB KA NOQON DOONA ILAALADA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH

Hargeysa(hoombaronews.com)-Agaasimaha barnaamijka shaqo qaran ayaa sheegay in dhalinyaradi dhamaysatay barmaamijka shaqo qaran ay ilaalin doonaan ardayda ufadhiisanaysa imtixaana shahaadiga ah oo dalka ka bilaabi doona maalinta sabtida ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan